Ciidanka Liyu Boolis oo lagu eedeeyey iney shacab ku laayeen degaano ka tirsan Bakool

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall ayaa ka hadlay dagaaladii Ciidamada liyuu Boolis & Al-Shabaab ku dhexmaray xadka Gobolka Bakool uu la wadago dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Maxamed Cabdi Tall ayaa xusay in dagaaladaas ay khasaaro xooggan kasoo gaartay dad Shacab ah, isagoo ciidamada dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis ku eedeeyey iney laayeen dadkaas … Continue reading Ciidanka Liyu Boolis oo lagu eedeeyey iney shacab ku laayeen degaano ka tirsan Bakool